Reviews

Buugagta caruurta shimbir aduunka bedelay iyo liibaan libaax ayaa soo baxay Buugaagtu waxa ay caruurta barayaan qiyamka nolosha ee muhiimka ah, sida saaxiibtinnimada, geesinnimada iyo muhiimadda bulshada. Waxa ku jira buugga tacabbirro xiiso leh, waqtiyo qosol badan iyo casharro qoto dheer oo ku jiri doona maskaxda akhristaha muddo dheer.

Buuggani maaha sheeko kaliya, balse waa halkudheg la sii socda sheekadii koritaanka Liibaan Libaax, taas oo dhiirigelinaysa, baraysana waxyaalaha ugu qiimaha badan nolosha. Waana buuga ugu wanaagsan maanta caruurta loo helikaro.

Let us know abour your query!
Recently Viewed